BARO XIRFAD, LACAG SAMEE

Waxanu bixinaa xirfado kala duwan oo aanu u-diyaarinay qaab heer-sarre ah oo aad ku baran karto wakhti yar.

Waxaanu ku bari doonaa marka aad xirfada barato sidii aad ugu shaqaysan lahayd adigoo gurigaaga jooga, waanuna kaa caawin doonaa in aad shaqo hesho.

COMING SOON COURSES

SEO

WordPress Dev

Digital Marketing

Graphic Design PS

Video Editing

Motion Graphics

XIRFAD

Waxaan kaa caawin doonaa inaad barato xirfad, anago oo kuugu dhigayna qaab aad u heer sareeya lana tartamaya caalamka muddo yar gudahood.

SHAQO ABUUR

Kadib markaad dhamaysato koorsada aad baratay waxaan kaa caawin doona in adiga oo gurigaaga jooga aad caalamka kaga shaqaysato qaa Online-ah

SHAHAADO

Waxaanu ku siin doonaa shahaado marka aad dhamaysato barashada koorsada aad dooratay taaso ah mid meel walba oo aad gayso la hubin karo in ay annaga naga timi.

Xirfadaha aanu bixinaa waa xirfado wakhtigan adduunka aad looga daneeyo oo aad keliya barashadooda kaga shaqaysan karto Online-ka adigo gurigaaga jooga.

Kadib markaad dhamaysato barashada koorsada aad qaadatay waxaanu kaa caawin doonaa sidii aad ku heli lahayd shaqo online-ah si dhib yar.

KOORSOOYINKAYAGU WAA NOOCMA?

XIRFAD MA NOQON KARAAN?

Haa, dabcan. Waxaanu soo ururinay koorsooyinka (xirfadaha) adduunka loogu baahi badanyahay ee dhinaca online-kana aan dad badani kaga shaqaysan, waxaanan kugu bari doona qaabka loo yaqaan e-Waxbarasho oo kuu sahlaya in adigo gurigaaga jooga wakhti kaste aad barato muddo aad u yar gudaheeda.

GURIGAAGA KU BARO!

Waxaad awooda in aad xirfadahan barato adigoo gurigaaga jooga wakhti kasta, iyadoo macalimiinta marwalba aad helayso.

SHAQAYSO WAKHTIGAAD DOONTO!

Isla marka aad xirfadahn barato waxaad awoodi doonta in aad online ugu shaqayso dad daafaha aduunka kala joogo!

SHAHAADO DAMAANAD LEH!

Isla wakhtiga aad korsadan dhamayso waxaad qaadan doontaa shahaado damaanad leh oo caddaynaysa in aad ka qaadatay TUBSAN ACADEMY oo waddata Serial Number lagu hubbin karo!

Testimonials

Qaar ka mid ah ardayda ka aflaxday akademiyada oo hadda ku shaqaysta xirfadihii ay barteen iyago guryahoda jooga!

“Ugu horreyn waxaan u mahadcelinayaa macalimiinta Tubsan Academy gaar ahaan ustaad Ahmed. Wakhti yar gudaheeda ayaan ku bartay xirfada dhismaha mareegaha ee "Website Building Course” haddana waxan kaga shaqaysta Online-ka anigo gurigeyga jooga xirfadii aan bartay."
5/5
Saalax Imaan
“Runtii aad baan uga helay qaabka waxbarashada iyo tayadeedaba wakhti yar ayaan ku bartay koorsada "Website Building" waanan ku shaqaystaa hadda alxamdulilah.”
5/5
Maxamuud Jawaase
“Aad baad u mahadsantihiin Tubsan Academy iyo Ustaad Maxamed oo ah macamil dhamaystiran oo hab waxbaristiisu aad u sarreyso. Mahadsanid!”
5/5
Mukhtaar Mohamed
“Aad baan idiinka mahadcelinaya caawintii aad i caawiseen, wax badan bay ka badashay noloshayda xirfadihii aan halka ka bartay waanan ku shaqaystaa maanta aniga oo gurigayga jooga alxamdulilah. Mahadsanidin marlabaad.”
Maxamed Jaamac
5/5