5.00
(11 Ratings)

Fiverr Full Course – 2024

About Course

Waxaad ku baranaysa koorsadan sida looga dhex shaqaysto madasha Fiverr oo ah madal freelancing oo weyn. Waxaad ku baran doontaa koorsadan dhamaan xogta aad u baahantahay inaad ka barato madashan si aad uga dhex shaqaysato adigoo gurigaaga jooga waxaana ku bari doona koorsada macalin hadda ka shaqaysta madashan.

Course Content

CASHARADA KOORSADA MADASHA FIVERR
Waxaad ku baranaysa koorsadan sida looga dhex shaqaysto madasha Fiverr oo ah madal freelancing oo weyn. Dhamaan waxaad ku baran doontaa koorsadan dhamaan xogta aad ugu baahantahay inaad ka barato madashan si aad uga dhex shaqaysato adigoo gurigaaga jooga waxaana ku bari doona koorsada macalin hadda ka shaqaysta madashan.

  • Introduction to Fiverr
    06:17
  • Signing up and Creating Account
    06:06
  • Setting Up Profile
    07:29
  • Learning Plateform Interface
    04:58
  • Choosing Niche
    03:38
  • Creating and Preparing Gigs
    10:17
  • Managing Orders
    04:59
  • Withdrawal Methods
    03:54
  • Gunaanad & Talo-bixin
    07:35

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 10 Ratings
5
11 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
AM
6 months ago
aad baan kaaga mahadcelinyaa koorsada si fiican ayaa loo qaabeeyey waad mahadsntihiin
MD
6 months ago
waxaan aad ugu helay qaab itus oo i taabsiiga ah ee dhamaan casharada course ku baxayeen waad ku mahadsantahy ustaad
MG
6 months ago
koorsadani waxay ii furtay fursada aan onlineka kaga shaqaysan karo si faahfaafsan ayaad u diyaariseen alle ha idinka abaaliyo aamiin aaamin
SA
6 months ago
Ustaad waan kaaga mahadcelinayaa, sida aad bulshadeena Somaliyeed ee shaqo la'aanta aad ugu dedaashay sidii ay uga faa'iidaysan lahaayeen shaqooyinka online.

waad mahadsantihiin dhammaan tubsan academy team
SM
6 months ago
si fiican ayaan u habaysayseen kooradan aad baan iddinka mahad celinayaa tubsan academy please add courses of website developing and data Enry course.
FN
6 months ago
really this is very important course that helps more. I really appreciate you with tubsan academy, and the costumer support to serve me as best as possible.
MM
6 months ago
best course i am very happy to enroll this course, i am really appreciate you tubsan academy team
AM
6 months ago
koorada si fiican ayaad u diyaariseen balse waad koobteen, balse waa koorso muhiim ah waad ku mahadsantihiin.
AH
6 months ago
aad bay ii anfacday, koorsadani waan idiinka mahadcelinayaa shukran.
HM
6 months ago
si fiican baa loosoo diyaarinaya oo practical aad baad u mahadsantihiin tubsan academy costumer support soo dhowayn diiran ayaan idinka la kulmay, koorsada wax badan bay iga caawisay thanks