Graphic Design Full Course – 2024

About Course

Koorsadan waxaad ku baran doontaa xirfada loo yaqaan Graphic Design-ka oo ka mid ah 5-ta xirfadood ee ugu fursadaha shaqo badan marka la joogo madalaha shaqooyinka caalamka ee freelancing plateforms-ka. Koorsadan waxaan adeegsan doonaa tool-ka loo yaqaan Canva oo ka mid ah tool-lasha ugu caansan ee loo adeegsado Graphic Designing-ka. Casharada koorsadan waxaa loo qaabeeyay qaabka casriga ah ee E-learning-ka waxaanad ku baran kartaa wakhti aad u koobsan sidoo kale casharada koorsada dhamaantood waa Itus-oo-Itaabsi. Koorsada waxa diyaariyay oo dhigaya macalim khibrad sarre u leh xirfadan sidoo kale xirfadan kaga shaqaysta madalaha freelancing-ka.

Course Content

CASHARADA KOORSADA
Casharada koorsadan waxaa loo qaabeeyay qaabka casriga ah ee E-learning-ka waxaanad ku baran kartaa wakhti aad u koobsan.

  • INTRODUCTION
    11:39
  • COLOR THEORY
    09:36
  • TYPOGRAPHY
    07:07
  • CANVA BASICS
    22:00
  • CREATING LOGO
    30:00
  • CREATING FLYERS
    24:39
  • CREATING BROCHURES
    20:15
  • CREATING CERTIFICATES
    16:31
  • CHECKING ALL TEMPLATES
    06:16
  • CONCLUSION & CONSULTATION
    08:48

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet