Koorsadan waxaad ku baran doonta xirfada sameynta iyo maamulida xayeysiisyada aalada Facebook. Isla wakhtiga aad dhamaysato koorsadan waxaad awood u yeelan doontaa inaad xirfadan kaga shaqaysato Freelancing Plateform-ka, Online-ka kale sido kale waxaad abuuri karta ganacsi local ah oo aad ku bixin karto adeega Digital Marketing-ka siiba Facebook Ads-ka. Koorsadan waxaa kuu dhigi doona macalim aqoon sarre u leh xirfadan kagana shaqaysta online-ka.
Digital Marketing
Facebook Ads Course – 2024
$15.00
Xirfadani waxay ka mid tahay xirfadaha ugu fursadaha badan marka la joogo online-ka waxaanay awood kuu siinaysa inaad si iskaa ah aad ugu shaqaysato.