Facebook Ads Course – 2024

About Course

Koorsadan waxaad ku baran doonta xirfada sameynta iyo maamulida xayeysiisyada aalada Facebook. Isla wakhtiga aad dhamaysato koorsadan waxaad awood u yeelan doontaa inaad xirfadan kaga shaqaysato Freelancing Plateforms-ka, Online-ka kale. Sido kale waxaad abuuri karta ganacsi local ah oo aad ku bixin karto adeega Digital Marketing-ka siiba Facebook Ads-ka si aad uga faa’iidaysato fursadaha waddanka yaala. Koorsadan waxaa kuu dhigi doona macalim aqoon sarre u leh xirfadan kagana shaqaysta online-ka.

Course Content

CASHARADA KOORSADA
Casharadan waxa loo qaabeeyay qaabka casriga ah ee E-learning ka waxaanad ku baran kartaa wakhti yar adigoo gurigaaga jooga!

  • INTRODUCTION
    13:40
  • TYPES OF DIGITAL MARKETING
    05:26
  • HOW TO SET UP AD ACCOUNT & META BUSINESS SUITE
    08:07
  • INTRODUCTION TO CAMPAIGN OBJECTIVES
    05:00
  • CREATING AD & PUBLISHING IT
    23:20
  • CONCLUSION & CONSULTATION
    06:42

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet