Data Entry Course – 2024

About Course

Koorsadani waa koorso dhamaystiran oo aad ku baranayso xirfada Data Entry-ga oo ka mid ah 10-ka xirfadood ee ugu fursadaha badan marka la joogo madalaha freelancing-ka. Isla marka aad qaadato koorsadan waxay kuu sahlaysaa inaad kaga shaqaysato madalaha freelancing-ka ee online-ka ah adigoo gurigaaga jooga. Koorsada waxa loo diyaariyay qaab casri ah waxana ku bari doona macalin khibrad fiican u leh xirfadan.

Course Content

CASHARADA KOORSADA
Halkan waxaad ka daalacan kartaa casharada koorsadan.

  • INTRODUCTION
    10:41
  • TYPES OF DATA ENTRY
    03:45
  • MANUAL DATA ENTRY
    12:04
  • EXTRACTING DATA FROM IMAGE TO EXCEL
    12:31
  • EXTRACTING DATA FROM PDF TO WORD
    08:16
  • SCRAPING DATA FROM WEBSITES
    14:14
  • SCRAPING EMAILS FROM WEBSITES
    09:10
  • DATA CLEANING
    10:09
  • REMOVING EXTRA SPACES IN EXCEL
    06:40
  • REMOVING BLANK BOXES IN EXCEL
    09:34
  • DELETING DUPLICATE DATA IN EXCEL
    06:41
  • SPELLING CORRECTIONS IN EXCEL
    05:16
  • CONCLUSION AND CONSULTATION
    09:50

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet