5.00
(13 Ratings)

Upwork Full Course – 2024

About Course

Koorsadani waxay guud ahaan ku baraysaa qaabka looga shaqeysto madasha Upwork oo ah madasha caalamka ugu weyn ee freelancing-ka. Koorsada waxaa kuu dhigaya macalim isagu lacag ka badan $25,000 ka sameeyay plateform-kan sidoo kale qaabka lagugu barayaa waa qaab casri ah loona qaabeeyay in qofku wakhti yar ku barto xogta ugu muhiimsan waxana xusid mudan in dhamaan koorsada casharada ku jiraa yihiin itus oo itaabsi. Isla marka aad dhamaysato koorsadan uma baahan doontid caawimaad la xidhiidha isticmaalka, shaqo codsiga, lacag la bixista iyo dhamaan waxyaabaha aasaasiga ah ee plateform-ka sidoo kale waxaad awoodi doonta inaad adigoo gurigaaga jooga ka dhex shaqaysato madashan.

Show More

Course Content

CASHARADA KOORSADA UPWORK INC.
Waxaad ku baran doontaa casharo ku saabsan plateform-ka Upwork Inc iyo sida looga shaqaysto adoo gurigaaga jooga

  • Introduction To Upwork
    08:20
  • Signing Up & Registration
    05:33
  • Creating Profile & Setting Rates
    14:16
  • Navigating Upwork Interface
    04:56
  • Applying Jobs/Connects and Creating Proposals
    10:17
  • Invitations/Direct Massages/Interviews
    06:58
  • Offers and Contracts
    05:59
  • Payments, Billings & Withdrawal Methods
    08:49
  • Scams in Upwork and How to Avoid Scammers
    05:44
  • Disputes in Upwork
    03:58
  • Conclusion & Consultation
    07:55

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 8 Ratings
5
13 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
AD
6 months ago
Aad baad uga shaqayseen koorsada waana soo koobteen mahadsanidin.
SM
6 months ago
Aad buu u wanaagsanaa koorasku si fiican baana loo soo gaabiyay. Inshallah waxaan rajeynayaa inaan ka midho dhaliyo.
NY
6 months ago
Course very informative ah buu aha inshallah laso dhakhsada courses ka kale ee xirfadaha.
AG
6 months ago
Aad baan uga faa'iiday kooraska wllhi aad ban ugu dhibanaa sida plateformkan loo isticmaalo mahadsanidin.
AA
6 months ago
War bahalka qaab fiican baad u diyaariseene inshallh waad naga caawin doontaan sida meeshan looga xoogsado
MY
6 months ago
Si fiican baa loo diyaariyey courseka mashallah waana kooras dhamaan taabtay meelihii loo baahna
NM
6 months ago
si fiican baa u diyaariseen course ka mahadsanidin
CY
6 months ago
Koras qiima badan weeye inshllah wan ka faaidaysanaa