Graphic Design in Canva – Full Course 2024

$15.00

Koorsadan waxaad ku baran doontaa xirfada loo yaqaan Graphic Design-ka oo ka mid ah 5-ta xirfadood ee ugu fursadaha shaqo badan marka la joogo madalaha shaqooyinka caalamka ee freelancing plateforms-ka.

Category:

Koorsadan waxaad ku baran doontaa xirfada loo yaqaan Graphic Design-ka oo ka mid ah 5-ta xirfadood ee ugu fursadaha shaqo badan marka la joogo madalaha shaqooyinka caalamka ee freelancing plateforms-ka. Koorsadan waxaan adeegsan doonaa tool-ka loo yaqaan Canva oo ka mid ah tool-lasha ugu caansan ee loo adeegsado Graphic Designing-ka. Casharada koorsadan waxaa loo qaabeeyay qaabka casriga ah ee E-learning-ka waxaanad ku baran kartaa wakhti aad u koobsan sidoo kale casharada koorsada dhamaantood waa Itus-oo-Itaabsi. Koorsada waxa diyaariyay oo dhigaya macalim khibrad sarre u leh xirfadan sidoo kale xirfadan kaga shaqaysta madalaha freelancing-ka.