Sale!

Upwork Course

Original price was: $30.00.Current price is: $15.00.

Koorsadani waa koorso loo qabeeyay qaab casri ah oo aad ku baran karto wakhti yar gudihiisa waxaana ku jira dhamaan 100% wixii aad xogo u baahnayd si adiga oo gurigaaga jooga aad uga dhex shaqaysanlahad madasha freelancing-ka adduunka u weyn ee Upwork Inc.

Category:

Koorsadan waxaad ku baran doontaa qaabka looga shaqeysto plateform-ka Upwork oo ah madasha freelancing-ka ee caalamka ugu weyn. Waxaa koorsadan ku bari doona macalim ka shaqaysta plateform-ka oo ka sameeyay in ka badan $25,000.